Hangoolnews.com
Raysal Wasaare Xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib Oo Ka Hor Miyi Saamiga Somaliland Laga Siiyey Kuraasta Golaha Sare dalka.
August 11, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Raiisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Ayaa Ka Biyo Diiday Qodobka Ka Hadlaya Saami Qaybsiga Kuraasta Aqalka Sare Ee Khuseeya Xubnaha Somaliland.

carte

Oo Dhawaan Madasha Wada Tashiga Soomalia Xubno Ka Jartay Xubnihii Somaliland U Mataalaayey

Aqalka Sare Ee Somalia Iyadoo Dhawaana Madaxdhaqameedkii Soo Xulaayey Ay Baaq  Adag Ka Soo Saaren Iyagoo Sheegay Inaanay  Xulayn Hadii Xubnahaasi Loosoo Celinwaayo

Maxamed Cumar Carte Ayaa Sheegay Inay Arrintaasi Ahayn Mid Ay Ku Qanci Karaan, Wuxuuna Madasha Hoggaamiyayaasha Ugu Baaqay Inay Dib U Eegaan Qodobkaas.

Hangoolnews.com

 

Hargeysa/Office

 

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News