Hangoolnews.com
War Deg Deg Ah Roobkii Gu’gga Oo Ka Curtey Magaalada Hargeysa Iyo Qaybo Ka Mid Ah Caasimada Oo Uu Hada Hayo
April 4, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:—Magaalada Caasimada ah ee Hargeysa ayaa waxa maanta ka curtey raxmaadka Eebe iyo  iyada oo qaybo ka mid ah magaalada Hargeysa uu haatan ka da,aayo roobkaasi,

Subaxii saaka ilaa iyo galinkan danbe ayaa waxa Hargeysa dul hoganaya daruuro miijinaya bilowga raxmaadka Eebbe oo si wayn loogu baahan yahay,

Haatan ayaa waxa uu roobkaasi ka da,a’yaa gudaha caasimada iyo sidoo kale deegaano ku dhow dhow magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda,

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News