Hangoolnews.com
SAAMAYNTA QABYAALADA IYO SIYAASIYIINTA SOMALIDA EE KARTIDA LEH EE U YIMID IN AY DALKOODA SAMATO BIXIYAAN MAXAAD KALA SOCOTAA
April 3, 2016 - Written by Hangool News

QABIIL

Aqoon yahan Maxamed Cabdilaahi Farmaajo waxuu ahaa aqoon yahan wadankiisa u yimi inuu kasaaro marxalada adag ee uu Ku jirey wakhtiga dheer waxuu xilka raiisal wasaaraha soomaaliya hayey muddo kooban waxaanu ahaa nin ka sheegan raiisal wasaarayaashii soomaaliya soomarey abid waxuu ahaa rajada iyo himilada shacbiga Soomaaliyeed waxaase xilkii ka qaaday bulshada caalamka oo adeegsaneysa dabinka Qabyaalada iyo sandareero lacageed………………………….. QABIIL

Pro:Ahmed Ismaciil Samater waa aasaasihii iyo hogaamiyihii xusbiga hiil Qaran waxaanu ka mid yahay Siyaasiyiinta Umadda Somalida kuwa ugu aragtida dheer kuna darsadey aqoon iyo waayo aragnimo dhinac walba leh waxaase caqabad Ku noqotey in uu hogaamiyo umadiisa marxalada adag ee ay Ku jiraana kasaaro Aafada Qabyaalada iyo sandareero lacageed………………………..

Jamaal Cali Xuseen waa aqoon yahan wadankiisa somaliland u yimi sidii uu u gaadhsiin lahaa horumarin dhinac walba leh seeskana ugu dhigilahaa maamul wanaagsan oo shacabka u adeega waxaanu uga soo tagay shaqadiisii inuu aqoontiisa iyo khibradiisa uga faaiideeyo dalkiisa iyo dadkiisa waxaynu isna maanta aragnaa in caqabada haysataa tahay Aafada Qabyaalada iyo sandareero lacageed………………………….

WAA TILMAAMIHII TALADII IYO TOOSINTII SHACABKA EE…………………………..

G……Ururka C&S..SIME Ahna Qoraha barnaamijka qalinka nabada Soomaaliyeed……………………. Sultan Abdikariim Farah (DULMI DIID)

COMMENTS
Latest News