Hangoolnews.com
Daawo Waraysi Dhinacyo Badan Oo Siyaasi Ismaciil Hure Buubaa Kaga Hadlayo Arimo Badan Iyo Waxyaabahii Ku Kalifey In Uu Dib Ugu Soo Laabto Somaliland
April 3, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:—Siyaasiga ruug cadaaga ah ee reer Somaliland isla markaana hore u xilal kala duwan oo sare ka soo qabtay dawladahii kala duwanaa ee Somaliya ka hor intii aanu dalka ku soo laaban,

Ismaaciil Hure Buubaa oo u Waramyey Wariye C/raxmaan Cabdilaahi Muxumed (Fantastic) oo ka mid ah hawl wadeenada Bulsho Tv ayaa waxa uu waraysigan kaga hadlay arimo badan oo isaga taabanaya,

Sidoo kale siyaasiga ayaa waxa uu ka warbixiyey waxyabaha kala duwanaashaha Somaliland iyo Somaliya iyo sidoo kale waxyaabaha ku kalifey in uu Somaliland oo uu horey uga mid ahaa intii aanu tagin Somaliya sababta dib ugu soo celisay,

Hallkan ka Daawo Waraysiga oo Dhamaystiran

Hangoolnews.com

Hargeysa/office

Hangoolnews@gmail,.com

COMMENTS
Latest News