Hangoolnews.com
Deg-Deg La Taliyihii Gaarka Ahaa ee Madaxwaynaha Somaliland oo Geeriyoodey
April 2, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:– La taliyihii gaarka ahaa ee madaxwaynaha Somaliland  Cumar Cilmi Dixood ayaa ku geeriyoodey magaalada Hargeysa,

Cumar oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Somaliland isla markaana mudooyinkii ugu danbeeyey ahaa la taliyaha gaarka ah ee madaxwaynaha Somaliland ayaa la sheegay in xanuun deg deg ahi ku soo booday kaasi oo uu u jiifey maalmahii ugu danbeeyey,

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News