Hangoolnews.com
Xoghayahii Hore ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Xisbiga Ucid Aqoonyahan Cabdi Daakir oo si Qoto Dheer uga Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Ka Dhex Aloosan
March 30, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Aqoonyahan Cabdi Daakir oo hore u ahaa xoghayaha ganacsiga iyo maalgashiga xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, Waxa uu ka hadlay khilaafka soo noq noqdey iyo kan haatan ka dhex qarxay gudoomiyaha xisbigaasi Ucid iyo sidoo kale musharaxa Madaxwayne ee xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen,

Aqoonyahanka ayaa waxa uu sheegay in khilaafkaasi aanu dan u ahayn saaxada siyaasada Somaliland isla markaana ay guud ahaanba reer Somaliland meel ay joogaanba si wayn uga naxeen,

Aqoonyahan Daakir ayaa dhanka kale ka hadlay taageerona u muujiyey hakadka la galiyey diwaan galinta codbixiyayaasha si loo taageeo dadka ay abaaruhu saameeyeen isaga oo dhinaca kale muujiyey sida ay muhiimka u ahayd in ay sanadkan ay doorashooyinka si wada jira ah uga qayb qaataan labada siyaasi ee Jamaal Cali Xuseen iyo Cabdirashiid Xasan Mataan oo uu ku tilaamay dhalinyaro aqoonyahan ah,

Halkan ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News