Hangoolnews.com
Cajiib Daawo Magaalo Ku Taala Somaliya oo uu Kala Badho Gacan Baddeed Iyo Dhibta Ka Haysata Ardayda Ka Gudbitaanka Biyaha Badda Xiliga ay Aadayaan Dugsiga
March 30, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Halkan ka daawo barnaamij kooban oo Ducomentry ah kaasi oo laga diyaariyey magaalo xabeed ku taala dalka somaliya gaar ahaan dhulka ay ka taliyaan maamulka Puntland waa magaalo la yidhaahdo Xaabo waxay ku dhawaad 85 mile u jirtaa magaalada Boosaaso,

Magaaladan waxa kala badha gacan badeed iyada oo dadka magaaladu aanay haysan wax ay kaga talaabaan amase Biriij,

Caruurta ku nool ku nool magaaladaasi waxa ay u kala qayb sameen labo qaybood oo qaarkood ay waalidkood u badheedheen khatarta iyo ka gudubka gacanka baddaasi si ay wax usoo bartaan,

Halka qaarna ay caruurtooda u diideen waxbarashada iyaga oo uga baqaya in ay qaadaan biyaha gacanka khatarta badan ee ay ka gudbaan ardaydu si ay wax u soo bartaan,

Dhinaca kale dadka deegaankaasi waxa ay gabi ahaanba sheegeen in aanay haysan baahiyaha aas aasiga ah ee ay u baahan yihiin,

Halkan ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeysa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News