Hangoolnews.com
“Wax Isbahaysi Kulmiye La Yidhaa Ma Jiro Ragaasi Hore ayay Xisbiga uga Tirsanaayeen Laakiin Hada Way,”Xoghayaha Guud ee Kulmiye
March 27, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Xisbiga muxaafidka ha ee kulmiye waxa uu mar kale ku celiyey in isbahaysiga dimuqraadi doonka xisbiga kulmiye ayna matalin xisbigaasi isla markaana ay yihiin rag xor ah oo xisbiga ka baxay,

Xassan siciid xoghaya guud ee xisbiga kulmiye ayaa sidaasi ku sheegay xilli uu maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargeysa,

Xassan siciid oo arimahaasi ka hadlaya waxa ka mid ahaa hadaladiisii,

“Wax isbahaysi Kulmiye la yidhaahdo ma jiro ragaasi hore ayay xisbiga uga tirsanaayeen laakiin hada way ka baxeen oo xisbi kale ayay wada hadalo kula jiraan sidaas darteed xisbiga kulmiye kama tirsana mana mataalaan xisbiga waana niman xor ah oo u madax banaan madax banaan cida iyo xisbiga ay ku biirayaan,”

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News