Hangoolnews.com
Baahida Casimada iyo Bulshada Hargaysa-Qore:Maxamed Ibrahim Max’uud (MAXAMED TAANI)
March 27, 2016 - Written by Hangool News

waan idin salamay dhaman dad weynaha ku nool daafaha dunida dhamantiin ku

soo dhawaada qormada manta iyo horumarka bulshada .

photo File Hargeysa City

photo File Hargeysa City

Tani waa mid ka mid ah caasimadaha dunida guudkeed ku yaala, waa magallo aad u qurux badan waa magalo dhacada bariga geeska afrika.

waxay ku taal dall aan wali la aqoonsan waa magalo madaxda juhuuriyada Somaliland

waa magalo ilaahay jawi wacan iyo nimco ku manaystay, waa magaalo isku filaashiyo gadhay

waa casimad ka dhex muuqata geeska afrika.

Waxaynu ka hadlaynaa waa magaalo aan haysan dhaqaale shisheeye iyo cawimo caalim ah waa magalo ay u

heelan yiihiiin bulshada ku dhaqani sidii ay iyagu u horumarin lahayeen ma haysato dhaqaale ku filan iyo dawlada

casimada ka shaqaysa ma haysato gole deegan oo u soo jeeda horumarinta bulshada iyo casimda Cismadu waxey

u bahan tahay baahi aas aasi ahmaxayeela ma laha jidad qurux badan, ma laha biyo ku filan ma

lahadhirkufilanKudarsoodirtu waxay faa’iido leedahay laba jeer

1:Mar waxay soo sartaa bilicda casimada ,

2:marna waxa qaboojisa deeganka

Dad waynaha ku nool casimada hargaysi ma haystaan diiri galin waxa jecl yihiin in ay mar walba wax qabsadan

Manta waxay ahay malin jawigu aad u kulul yahay wax soo maray wado ka mida wadoyinka faras magalaha waxan

la kul may wax aan aad ugu farxo

Waxay ahayd saacadu bacdo salaadi duhur waxan la kulmay dad wayne ku dhaqan casimadd kuwaasi oo ku

mashquul sanaa hagaajinta wado googoday iyo buxinta meel ay babuurtu ku hantaaqim jireen

Waxan waraystay dadkii waxa waydiyay wax ku dhaliyay in ay hagaajiyaan wadadan waxey iisheegen in iyagu isku

xilqaamen intay sugi lahayeeen hagaajinta wadada aa an ku soo gureen ciid tasi oo ay sheegeen in ay yaraynayso

dhibka ka soo gadhay bababuurta iyo dadka labadaba taasi oo ay iisheegen in ay jeecayihiin in ay qurux badnato

casimada gaar ahaan faras magaladu taasi oo ah meel kulisa bulsho aad u badan oo ku dhaqan casimada iyo

gobolada dadka

Photo hargeisa city

Photo hargeisa city

Qof walba oo Aadame ahi waxa u jecel yahay in uu qurux badnaado guriga uu ku nool yahay iyo magalada uu ku

nool yahay marka ayay nolashu qiimo leedahay

Aniga ahaan waxa aad u jecelahay in ad waynaha ku dhaqan casimada iyo magalooyinka kale in ay iskaa wax

uqabso ku dhistaan dhullkood marka ayay bulsho horumar samaysa wayo waa meelaha ka dhexeeya dhaman dad

waynaha

Waxan jeclahay in aan la tartano casimadaha hela deeqaha calimiga

Waxay somalidu ku mah- mah daa (xaglo laaban xool kuma yimaadan )

Waa qormo aan ku bararujinayo bulshada oo leeyahy dhulka inaga iska leh cidna uma maqna ceelna uma qodna

DIYAARIYE :Maxamed Ibrahim Max’uud (MAXAMED TAANI)

EMAIL:Muraad990@gmail.com

TELL:063-4223377/065-9888755

COMMENTS
Latest News