Hangoolnews.com
Wasirka Warfaafinta Somaliya Oo Sheegay Inay Dawladoodu Ka Gaabisay Gurmadii Somaliland Ka Filaysay +Sidoo Kale Ka Hadlay Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Iyo Arimo Kale
March 26, 2016 - Written by Hangool News

maareeye

Hargeisa(Hangoolnews)Wasiirka Warfaafinta Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay dowladda somaliya Diyaar u tahay inay dib u bilowdo Wadahadaladdii Somaliland iyo Somaliya , Waxaanna uu intaasi raaciyay inuu diyaar u yahay inuu ka maqnaado ergada wadahadaladda somaliya haddii somaliland dani ugu jirto . Wasiir Maareeye wuxuu ka hadlay Abaaraha somaliland ka jira iyo Deeqaha Haayadaha Caalamiga ahi siiyaan Somaliland

Xigasho caynabanews.com

Hangoolnews.com

Hargeisa Office

Hangoolnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News