Hangoolnews.com
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Magocaabay Gudi Ku Cusub Wasaradasi Iyo Shaqada Loo Magacaabay
March 26, 2016 - Written by Hangool News

cadani

Hargeisa (hangoolnews) Warar xog ogaal ah o ay helayso shabakada wararka ee Ilaysnews.com ayaa waxaa ay sheegayaan in wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani  uu magacaabey gudi ka shaqeyn doonta dabo galka wax yaabaha ay shaqalaaha wasaaradaasi ku soo daabacaan  boga ay ku leyihiin  shabakada xidhiidhka bulshada ee faceboook

Warar xog ogaal ah o ay helayso shabakada wararka ee Ilaysnews.com ayaa waxaa ay sheegayaan in wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani  uu magacaabey gudi ka shaqeyn doonta dabo galka wax yaabaha ay shaqalaaha wasaaradaasi ku soo daabacaan  boga ay ku leyihiin  shabakada xidhiidhka bulshada ee faceboook

Hangoolnews.com

Hargeisa Office

hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News