Hangoolnews.com
“kuwii odhan jirey muuse biixi iyo cakuse waa colna u sheega u sheega,”Wasiir Cakuse
March 26, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilahi Maxamed Daahir Cakuse oo maanta ka hadlayay munaasibad lagu dhagax dhigayay goob waxbarasho oo uu hir galiyey ururka Haldoor oo ah urur dawli ah ayaa waxa goobtaasi ka dhacay kaftan iyo hadalo duur xul ah oo dhex maray wasiirka xanaanada xoolaha iyo sidoo kale gudoomiyaha xisbiga kulmiyem

hadalka cakuse ayaa ka danbeeyey kadib markii uu muuse biixi ku tuurey kaftan ku saabsanaa dhagtx dhiga goobtaasi oo ku saabsanaa in ay xaflada kasoo habsaameen sababteedana uu lahaa wasiir cakuse.

Halkan ka Daawo

Hagoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News