Hangoolnews.com
AABO DANYAR AH,OO 5 SANO U JIIFAY,XANUUN WADNAHA AH,OO MUSLIMIINTA KA CODSADAY INAY SOO CAAWIYAAN
March 26, 2016 - Written by Hangool News

aabo

Waa Aabo Somaliyeed,Oo Haysta 8 Caruura,Iyo Hooyadood,Mudo Shan Sano,Ahna U Jiifey,Xanuun,Ka Asiibay Wadnaha,9,Bilood Ayuu Yaala Hada Dhakhtarka Weeyn Ee Hargeisa,Dhaakhaatiirta Guduhu Waxay Sheegeen,Inaan Dalka Gudihiisa Waxba Lagaga Qaban Karin,!,Ma Haysto,Ehel Iyo Asxaab,Ka Caawisa,Kharashka Dhakhtarka,Waa Aabo Danyar Ah,Wuxuu UMADDA MUslimiinta Ah,Ka Codsanayaa,Inay Soo Caawiyaan’

”…..Hadaba Walaal Caawi,Walaalkaagan Muslimka Ah Ee Dhibaataysan…._

 

Ilaahay Wuxu Yidhi:SWT:Isu Naxariista Aan Idiin Naxariistee!…Waxa Aad Ku Caawisaa Waxay Kuu Noqonaysaa Sadaqo,Ilaahay Hortii,_Waxa Laga Yaabaa,In Ilaahay Muraad Aad Leedahay,Kuu Soo Dhaweeyo,_Waxaa Kaloo Laga Yaabaa In Ilaahay,Sadaqadaa Aad La Baxday,Kaaga Xijaabo,Belaayo Kugu Soo Socotay_Hadaba Walaal Caawi,MUSLIMKAN Dhibaataysan Oo La Qaybso Dhibka Iyo Xanuunka_Wixii Caawina Ugu Hagaaji Walaal Halkan:_

….

MAGACIISA:Abdi Ali Diiriye Maxamuud.

ACCOUNT NO:DAHABSHIIL:HARGD52541

TALEPOHNE:+25263-4747752,(ZAAD)

COMMENTS
Latest News