Hangoolnews.com
Madaxwaynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Aduunka oo Booqdey Dalka Jabuuti
March 25, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Madaxwaynaha kubada cagta aduunka ee Fifa ayaa booqasho ku yimid dalka ku yaala geeska Africa ee Jabuuti halkaasi oo uu kula kulmay madaxda dalka jabuuti iyo sidoo kale madaxa xidhiidhka ciyaaraha ee dalkaasi,

Gianni Infantino oo dhawaan loo doortey xilka jagadan kadib markii uu bedelay madaxwaynahii ee xidhiidhka aduunka kubada Cagta ee Fifa

,Gianni Infantino ayaa jabuuti ugu baaqay in ay Fifa ka taageeri doonto dhinaca ciyaaraha kubada cagta.

Waxaana uu sheegey in xidhiidhka ciyaaraha dalka jabuuti uu u baahan yahay hor u mari dheeraad ah.

Photo File Madaxa Fifa iyo Ka Ciyaaraha Jabuuti

Photo File Madaxa Fifa iyo Ka Ciyaaraha Jabuuti

Hangoolnews.com

London/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News