Hangoolnews.com
Hudheel ku yaala magaalada hargeysa oo la weeraray iyo khasaaraha soo Gaadhay
March 25, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Huteel ka mid ah hudheelada ku yaala magaalada Hargeysa ayaa lasoo gaadhsiyey dhaawacyo kala duwan oo dhinaca muraayadaha ah,

Hoteelkan oo lagu magacaabo huteel crown oo ku yaala dhinaca galbeed ee magaalada hargeysa kana mid ah hudheelada loogu tumo aroosyada badankoodu ka dhaca caasimada hargeysa ayaa habeenkii xalay ahaa kooxo soo weerareen,

Mulkiilaha hudheelka oo maanta warbaahinta la hadashay waxay ay sheegtay in weeraro noocan oo kale ah hore loogu soo qaaday isla markaana ay haayadaha maanka la socod siiyeen ilaa iyo haatan ayna jirin wax haayadaha amaanka ka socda oo arintaasi kala hadlay,

Halkan ka daawo

Hangoolnews.com

London/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News