Hangoolnews.com
Askar Turkish ah oo Ku Dhintey Qarax Loo Adeegsaday Gaadhi Bas ah
March 25, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–qarax oo ka dhacay bariga dalka turkiga ayaa waxa ku dhintey sadex ka mid ah ciidanka dalkaasi,

Ciidamada milatariga dalka turkigu waxay sidoo kale xaqiijiyeen dhimashada 23 askiari oo ka tirsan kuwa maliatariga turkiga,

Dhanka kale afhayen u hadlay ciidanka malatariga dalkaasi wuxuu sheegay in malintii khamiistii ee shalay ayu xero ciidan oo ay leeyihiin milatarigu weerar ku soo qaadeen jabhada kuridiyinta dalka turkiga ee loo yaqaan BKK,

Xukumadu dalka turkiga ayaa dhawaan sheegtay in ay duleen in ka badan kun mitidiinta kuridiinta dalkaasi ah kadib markii ay jabiyee xabad joojin ay hore u wada gaadheen,

Rajab Dayib Ordugan Madaxwaynaha dalkaasi turkigu waxa uu sheegay in rabshada dagaalka ee ay ciidamadiisu kala hor tageen rabshadaha ay wadaan kooxaha Bkk ay ku dhinteen 300 oo askarta ciidanka dalkiisa ah,

Dhanka kale mucaaridka ayaa sheegay in ay dhinteen boqolaal ka mid ah shacabka dalkaasi oo ku waxyeeloobey iska hor imaayada labada dhinac.

tur

Hangoolnews.com

London/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News