Hangoolnews.com
War Deg Deg Ah Xisbiga Kulmiye Oo Xubinimadii Xisbigaasi Ka Saaray Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Isbahaysiga Kulmiye
March 23, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska xisbiga kulmiye ayaa waxa lagu shaaciyey in qaar ka mid ah xubnahii isbahaysiga dimuqraadi doonka xisbiga kulmiye laga qaaday guud ahaanba xubunimadii xisbiga kulmiye,

Warsaxaafadeedkan kasoo baxay xafiiska afhayeenka xisbiga Kulmiye ayaa waxa ku saxeeexan afhayeenka Xisbiga Kulmiye Xassan Gaafaadhi,

Halkan ka akhri xubnaha laga saaray xisbiga Kulmiye

Warsaxaafadeed

Warsaxaafadeed

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News