Hangoolnews.com
Xagla Toosiye Oo Ku Soo Laabatay Hargaysa Kadib Markii Uu Dhinaca Siyaasada Kaga Awood Roonaaday Cali Khaliif
March 22, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:– Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleebaan ciise axmed xaglotoosiye Ayaa si lama filaana loogu arkay hotelada laga shaaxeeyo ee magaalada hargaysa ka dib safar bilo qaatay uu ku maqnaa magaalada buuhoodle,

Wasiir saleebaan ciise xaglo toosiye inta badan wuxuu dhaliilaa siyaasada geeri go,antaa ee cali khaliif oo hada ku sugan wallow laga dareemayay inuu Qaab dhuumasha ku soo galay hargaysa waxaana wasiirku ku andacooday in gabi ahaanba cali khalif aanu soo gali Karin buuhoodle ,

wakhti xaadirkana uu si nabada ku dhex damaashaadayaa  degaankiisa buuhoodle Ereyada Xaglo Toosiyana Ay Noqdeen Hal Bacaadlagu lisay

Shacabka reer Somaliland ayaa wasiir xaglo-toosiye u malaynaya in uu ku suganyahay magaalada buuhoodle ee xarunta gobolkaasi

Wararka naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in madaxdhaqameedka buuhoodle ay ku amreen wasiir xaglo-toosiye uu ka baxo magaalada buuhoodle

Wasiir Xaglo-toosiye ayaan wax tafaasiira aan ka bixin waxa uu kala soo loobtay Mgaaladii buuhoodle ee ay isku hayeen ninka ay ilmaa daarka yihiin.

Hangoolnews.com

Muqdisho office

Hangnoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News