Hangoolnews.com
Waddani oo soo Buuxiyey Xubintii Xisbiga ee Guddida Heer Qaran ee Ictiraaf Raadinta.
March 22, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:—Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo buuxiyey xubintii gudigii ictiraaf raadinta heer qaran,

Booska xisbigaasi oo hore u ahaa Xoghayahii warfaafinta xisbigaasi Boobe Yuusuf Ducaale kasi oo iska casiley xisbigaasi,

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska gudomiyaha Xisbiga Waddani oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa waxa buuxinta jagadaasi loo soo magacaabay Mudane Axmed Xaddi Sidci,

Hore waxa Xisbiga Waddani Booskan ugu jirey xoghayahii hore ee dhawaan iska casiley xubinida xisbiga Waddani C/raxmaan Yuusuf Ducaale Boobe.

Hangoolnews.com

Muqdisho /office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News