Hangoolnews.com
Alshabaab oo Soo Bandhigtey Hub iyo Gaadiid ay Ku Qabsatay Weerar ay Shalay Ku Qaaday Xero Ciidan
March 22, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:– Ciidanka xarakada alshabaab ayaa waxa ay soo bandhigee gaadiid dagaal oo ay  ciidanka somaliya kaga qabsadeen dagaal ay shalay ku qaadeen xiro ciidanka somaliya ay dagan yihiin oo ku taala deegaanka oo ku taala deegaanka ;aant Buuro oo ka tirsan gobolka shabeelada hoose halkaasi oo ay ku dileen ciidan tiradooda lagu sheegay ugu yaraan 70 askri,

Saldhigan ay weerarka ku qaadeen oo 40km u jira caasimada dalka somaliya ee muqdisho ayaa waxa y sheegeen in ay ku qabsadeen gaadiid tiradiisu dhan tahay todoba gaadhi oo iskugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa kale ee ay ciidanku isticmaalaan,

Shabaab

Shabaab

 

 

 

 

 

 

 

 

Gaadiidkaan ayaa waxaa ka mid ah; Shan kuwa Qoryaha lagu rakibo ah, ee ay Istimcaalaan ciidamada dowada Soomaaliya, waxaa kaloo ku jira gaariga loo yaqaan PG-ga oo dhawaan ciidamada dowladda Somalia loogu deeqay,

Soo bandhiga gaadiidka ay shabaab soo bandhigtay ayaa kusoo beegmaya xilli maalintii shalay ahayd uu Sarkaal ka tiran ciidanka dawlada somaliya uu sheegay in hal gaadhi oo kali ay ciidanka shabaab kala baxeen xeradii ciidan ee ay soo weerareenm

Xarakada ka dagaalanta koonfurta dalka somaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeyey waday qorshayaal gaadmo ah oo ay ku weerarto ciidanka dawlada somaliya iyo Amisom eek u sugan dalkaasi,

Photo File alshabab

Photo File alshabab

Photo file Gaadiid Dawlada shabab la wareegtey

Photo file Gaadiid Dawlada shabab la wareegtey

Hangoolnews.com

Muqdisho /office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News