Hangoolnews.com
Dul-Deeq-Iyo-Dood-Midna-Muuse-Kuma-Gaadhi-Karo-C/casiis Samaale mujaahid Cali Guray
March 21, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID mujaahid Cali Yusuf “Guray”,ayaa afka u furtay aamaanta wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada C/casiis Maxamed Samaale,isla markaana wuxu is barbar dhigay ku samayeeyey muuse Bixii iyo C/casiis Samaale,isagoo sheegay Mujaahidku in anuu Muuse Bixii deeq, dood iyo tolnimi midna ku gaadhikarayn C/casiis Samaale ,waxaanu xusay inuu dhan-walba kaga wanaagsanyahay C/casiis Samaale,wuxuu sidaasi ku sheegay Mujaahid Cali Guray qoraal kooban oo uu soo dhigay barta fays-buugiisa .

Mujaahid Cali Guray ayaa qoraalkiisa ka bilaabay “Maxaa nin ka qiimo badan oo ka tolimo fiican loo loogay oo gacanta Axmed Silaanyo loogu gawracay. Dul iyo deeq iyo dood midna Muuse kuma gaadhi karo Samaale”Ayuu yidhi Mujaahid Cali Guray

COMMENTS
Latest News