Hangoolnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay
March 20, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid eng Faysal Cali Waraabe Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiskisa waxa u ku magacaabay Xoghaya Guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid,Xoghaya arimaha Diinta,Xoghaya abaabulka garabka Dhhalinyarada ee gobolada Bariga Xisbiga Ucid,

Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid eng Faysal Cali Waraabe ayaa u dhignaa sidan.

Xoghaya Guud ee xisbiga Mucaaridka waxa loo magacaabay: Mudane Yuusuf Ibraahim

Xoghaya arimaha Diinta iyo Awqaafta Waxa loo magacaabay:Mudane Cabdikariim Sheekh Daaud,

Xoghaya abaabulka garabka Dhhalinyarada ee gobolada Bariga Xisbiga Ucid Waxa loo magacaabey: Axmed Maxamed Yuusuf,

Warsaxaafadeedkan ayaa waxa ku saxeexnaa gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid eng Faysal Cali Waraabe

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News