Hangoolnews.com
Akhri Qodobada Heshiiska Laga Gaadhay Dagaalkii Ciidanka Badda Jabuuti Ku Soo Qaadeen Somaliland
March 20, 2016 - Written by Hangool News
Photo File Taliyayaasha Ciidanka Xeebaha Somaliland iyo ka jabuuti

Photo File Taliyayaasha Ciidanka Xeebaha Somaliland iyo ka jabuuti

Hangoolnews:- Wahadaladii ka socday dalka Jabuuti ee u dhaxeeyey dalalka Somaliland iyo Jabuuti ayaa lasoo afjaray khilaafkii ka dhashay isku dhacii labada ciidan waxaan halkaasi laga soo saarey qodoba kala duwan oo dhaxal gal ah isla markaana ay labada dhinacba isla qaateen,

 

 

 

*-In la iska raali galiyo waxii dhacay ay dawlada jabuutina raali galin ka bixi soo galitaanka biyaha badda Somaliland iyo dilkii askarigii dhinaca Somaliland ka dhintey, iyo in la dhameeyo waxii qaladaad ah ee ka dhacay mudadii hawshaasi jirtey

*-In dib gudi loogu sooro si loo badho qaladkii dhacay iyo qaabka uu u dhacay

*-In qaladkii dhacay aanu dib ugu soo noqon labada dalka iyo xuduudkoodaba

*- in ay Jabuuti dusha saarato qaladka dhacay iyo weerarkiiba

*-Raali galin ay jabuuti ka bixiso kusoo xad gudubka biyaha Badda Somaliland

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News