Hangoolnews.com
Somaliland;Wasiir Gaadhigiisii Gaarka Ahaa Ugu Deeqay Gurmad Abaaraha Dalka Ka Jira
March 19, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-Wasiirka wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland Cali Maxamed Axmed(Cali Sandule) ayaa noqdey Wasiirkii ugu horeeyey e ka tirsan xukumada Somaliland ee hantidiisa gaarka ah ugu deeqa gurmad dadka abaaruhu saameeyeen ee dalka ka jira kuwaasi oo ay ugu daran tahay gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaan gobolka awdal,

Wasiirka ayaa gaadhiisan gaarka ah ku wareejiyey gudiga gurmadka abaaraha ee gobolka Awdal

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News