Hangoolnews.com
SAAMAYN INTEE LEEG AYUU KU YEESHAY SOCIAL MEDIA SIYAASADA SOMALILAND ? WAA QALINKII SAMATAR WAYAB
March 19, 2016 - Written by Hangool News

Bismilaahi rahmaani rahiim

Mudooyinkii u danbaysay siyaasada Somaliland oo gashay marxaladii dhexe iyada oo loo diyaar garooobo  doorashooyinka foooda inagu ayaa waxa jira safari ay ugu baxaan magaaliyinka iyo tuuloyinka iyo waliba xaalad kasta ay ku sugan yihiin siyaasiyiinta galoofta siyaasadeed ka dhaxeeyaaan  .12654541_780135265451877_3371405365235309270_n

Hadaba saddexda xisbi qaran oo mid waliba doonayo kasbashada bulshada sidii uu cod ugu heli lahaa ayaa waxa uuu isticticmaalaya si kastaba uu ku hanan karo .

Hadaba maqaalkan waxa aan maanta qalinka ugu qaatay in aan inyar idin tuso faraqa u dheexeya dooroshooyinkii horo u sooo galnay iyo waliba  qaabkii ay usugu dayi jireen inay bulshada u kasbadaan iyo faraqa u dhexeeya , saddex xisbi iyo musharaxyadooodi wagaasi tartanka ku jiray  oo kala ahaa  xisbigiii abaha u ahaa xisbiyada Somaliland  UDUB,  xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE iyo xisbiga aynu odhan karno waa xisbiga ugu mayalka adag mar walbana cidhiidhsada kaalinta saddexaad  UCID  saddex musharax kala hogaaminayeena waxay ahayeen ahaa  madaxweynihiii hore Somaliland musharaha u taagan jagada madaxweynaha ee xisbiga udub daahir rayaale kaahin , madaxweynaha waqti xaadirkan talada dalka haya mudane ahmed mahamed mahamud adan siiraanyo  iyo gudoomiyaha xisbiga ucid  oo musharaaaxoodi uu ahaa  eng faysal cali waraabe  .

Hadaba waqtaas ooo doorashadu aad u xasaasi ahayd dadyow badan isha ku hayeen oo lalal socday ayaa waxa musharixiintaasi isticmaali jireen ayaan u malaynaa in ay isku dayaan in uuu nin waliba tageeradiiidisa ku muuujiyo media sharciga eek ala aha wargeysayada  tv yada iyo waliba website idaacada ayaa xiligaa waxa yaraa isticmaalka barmaamij badan ee reer galbeedku inagu so dayeen eek ala duwan ayaa waagaasi nin walba oo musharaxi isku dayi jiray in media sawiraan isga oo tageero badan la hadlaya ama isaga wax kala qayb gala inta daawaynasaa yarayd oo ahayd inta tv haysta inta wargeysyada la socota iyo waliba tirade ugu yar oo ahayd inta aqoonta u leh in ay isticmaalan aaladan casriga ah ee enternetka .

Hadaba waa maxay is bedelka dhacay ?

Iyada waqtiyadaas iyo marxalado kaloo ka duwanba oo horaba jireen ayaa waqti xaadirkan waxa tartanka dooorosho Somaliland ee dhacaysa sanad 2017 oo saddex xisbi oo midkood cusub yahay oo tahay markiii kowaad uu galo tartanka doooroshooyinka  madaxtoooyada  ayaa waxa alolahan ku cusbaan doonto .

Saddex xisbi hadaba oo kala ah xisbiga wadani ,kulmiye iyo ucid oo kala hogaamiyaan mudane cabdirahman cirro ,mujaahid muuse biixi iyo aqoonyahan Jamaal cali xuseen

Ayaa waxa cusub eek u sooo kordhay oo ahayd muhiimada maqaalkeenan aan qalinka ugu qaatay  , iyada oo sanadadan ay bulshadeena uuu aad u sooo galay isticmaalka adeegyada casriga eek ala ah  facebook, instgram ,wattsapp,twiterr iyo qaar kaloo badan taas oo saamayn badan ku yeelatay siyaasada Somaliland  waayo waxa intiina ku xidhan aaladahan aan soo sheegay aad aragteen sawiro iyo vedio clip hadaba safaradii kala duwanaa ee ay ugu baxeen gobolada kale duwan sadexdan xisbi ayaad waxa dhacday in ay la imadeen waxyaabo hore ugu dawan oo ah siyaasad  sawir ku ladhan yahay oo in xisbiyadu u tartamaan in ay galaan sawirataa ugu shidan ee weak bulshadu ku dhex hadal hayso social media iyaga oo sawiro ku galiya in ay isku ag sawiraan qaybaha kala duwan ee bulshada iyaga oo la fadhiya bulshada inta jilicsan ama caawina musharax kale marka uu ka arko facebook ama meel kale waxa uuu isagu isku dayaaya in sidaa uuu smaeeyay lidkii uu sameeyo isaguna uu ku kalo si kastaba ahaate waxa laysla gaadhay halkan ay taagan tahay imika ee ah in xabaalaha dusheeda lagu galo iyada la filayo in mujaahidku isagu ku gali doono sawirka .

Kuwee bay ahyeen sawiratii ugu yaabka badnaa ?

Markii musharaha madaxweyne xisbiga kulmiye mujaahid muuse oo waliba lagu xanto geeljirnimo uu isku sawiray isaga oo maalaya oo garof ku lisaya horaada hasha ayaa ayaa waxa markiiba qabsatay social media iyada dadka qaarba si ay u isticmalayaan .

Markii uu maqlay arinkaas mudane cirro waxa uu u tafa xaytay in isaguna uu facebook uu so galo sawir si laagu faaliyo waxa uu  booqday xero geel ah isaga isku sariya isaga oo waraabina waliba taa kale ee kasi yaab badnayd waxay in mar qudha lagu arko meelaha bulshadu isku aragto mudane cirro oo ku labisan koofiyada calanka wadani ah ay hal madaxa ka dhunkaayso iyada oo sidaa laa kala jarano tartankaas xiisaha badan ay ka maqan yihiin xisbiga ucid ayuu ucidna yidhi maxaa i dhigay isaga oo muda Jamaal ali xuseena hay ninku ugu da yar ugu ilbaxsan ayaa waxa uuu sameeyay in uuu isku sooo sawiro makhaaxiyaha laga quraacda kuwaada dabaqada ugu hosaysaa ay ka quraacdaan isuguna isku soo sawiray waxayna noqotay arin yaab leh waxaana la marayaa bar baro ……………….  la soco qaybaha danbe

COMMENTS
Latest News