Hangoolnews.com
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye oo Ka War Bixiyey Kulan ay Maanta la Qaateen Komishanka Doorashooyinka Qaranka
March 19, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xassan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo maanta waraysi gaar ah siiyey Wariye Faysal Maxamed Aadan fifaa oo ka mid ah hawl wadeenada tvga Somali cable ayaa waxa uu ka warbixiyey kulan ay maanta magaalada Hargeysa kula qaateen komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland,

Afhayeenku waxa uu sheegay in ujeedka kulankaasi ay la qaateen komishanka doorashooinku uu darnaa xalinta arinta dadku abaaruhu saameeyeen e gobolada haatan ay diwaan galintu kasocoto ,

Dhanka kale waxa uu afhayenka xisbigaasi kulmiye ka hadlay waxyabahii ay kusoo arkeen goboladii ugu danbeyey ee xisbiga kulmiye ku tagay gobolada ay diwaan galintu ka socoto isaga oo u mahad celiyey dadkii kusoo dhaweeyey deegaanada hoos yimaada gobolka gabiley,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News