Hangoolnews.com
Madaxwaynaha Somaliland Oo Hadlay Dagaalkii Dhex Maray Somaliland Iyo Jabuuti
March 18, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:–Madaxwaynaha Somaliland oo maanta dalka kusoo laabtay ayaa kadib safar qaatay mudo afar maalmood ah oo uu ugu maqnaa dalka Kuwait waxa uu markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii dhawaan dhex maray ciidamada badda Somaliland iyo kuwa jabuuti,

Sidoo kale waxa uu madaxwaynaha Somaliland la war bixiyey ujeedka socdaalkiisii uu ku tagay dalka Kuwait,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeysa/office

COMMENTS
Latest News