Hangoolnews.com
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Gurmad Gaadhsiiyey Meelo Kamid Ah Gobolka Awdal
March 17, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan cabdulaahi ismaaciil saylici ayaa maanta gaadhay magaalada Boorame ee xarunta gobolka awdal iyada oo ujeedka socdaalka waftiga uu hogaaminaayo madxwayne kuxigeenku waxay ku lug leeyihiin xaalada abaareed ee soo food saartey gobolada galbeedka Somaliland,

Iyada oo shalay mar uu warbaahinta la hadlay badhasaabka gobolka Awdal uu sheegay in dad gaadhaya afar qof ay gaajo iyo haraad ugu dhinteen gobolkaasi Awdal,

Halkan Ka Daawo 

arkaasiHangoolnews.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News