Hangoolnews.com
Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobey U Qaabilsan Arimaha Somaliya Oo La Kulmay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani
March 16, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-Ergayga Cusub ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Dalalka Somalilnd Iyo Somalia General Michael Keatig  ayaa ka hadlay kulan uu la yeeshay Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somalialnd ahna Guddomiyaha  Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md:

Photo File Cirro and mechal Kenting

Photo File Cirro and mechal Kenting

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro waxaanu ku faahfaahiyay kulankaasi qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka waxaanu yidhi “Waaan la kulmay Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddomiyaha Xisbiga WADDANI ,waxaanu ka wada hadalnay caqabadaha doorashoyinka oo ay ku jirto isdiiwaangalintu “ayuu yidhi Ergayga Qaramada Midobe ee Somalilnd iyo Somalia.

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News