Hangoolnews.com
Dhagayso Codkii Sirta ahaa “Qasnada Xisbiga WADDANI Waxa Ku Jira Toban Kun Oo Kaliya”Guddoomiyaha Haweenka Ee Tallo Iyo Tawfiiq.
March 16, 2016 - Written by Hangool News

HangoolNews:-Sida warbaahinta Hangoolnews ku heshay cod sir ah oo ay Hore idiinku soo gudbisey Qayb ka mid ah Qhadalada oo qoraal ah codkaasina ay duubtay Faa’isa Faarax Suusle oo ka tirsan xisbiga Waddani ,kana kooban 20 Daqiiqo isla markaana ka soo jeedda beesha guddoomiyaha xisbiga Waddani ayaa sheegtay in dhaqaalle darro iyo niyad jab soo food saaray guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro) kadib markii uu beesha uu ka soo jeedo shir ugu qabtay magaalada Lodon oo uu ku sheegay inuu u baahan yahay dhaqaale.

Halkan Ka Dhagayso Codkii Sirta ahaa

Halkan Hoose ee uu ku qoran yahay Codka sirta ah Guji

Codka sirta ah

Hangoolnews/Staff

COMMENTS
Latest News