Hangoolnews.com
DAAWO Dawlada jabuuti oo maleeshiyo ku tilmaamay ciidamada Badda ee Somaliland
March 16, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Telefishanka afka xukuumadda ku hadlaya ayaa habeenkii xalay war uu sii daayay kaga hadlaya dagaalkii ciidamada xeebaha Somaliland iyo Djibouti ku dhexmaray magaalo xeebeedka Saylac ee uu ku dhintay askariga ka tirsan ciidamada Somaliland.

Telefishanka Dawlada Djibouti ayaa sheegay in ciidamada badda Djibouti la dagaalameen maleeshiyo ka tirsan dawlada Somalia oo ku soo xad gudbay badda Djibouti sida ay warka ku sheegeen waxaanay si toos ah u xaqirayaan qaranimada Somaliland iyaga oo ciidanka badda ee Somaliland ku sheegaya maleeshiyo beeleed ka tirsan dalka somalia.

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News