Hangoolnews.com
Daawo Dhimashada Iyo Dhaawaca Dagaalkii Maanta Dhex Maray Ciidamada Badda Somaliland Iyo Kuwa Jabuuti
March 14, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- iyada oo maanta xeebta loo yaqaan ceebaat oo ku dhow xeebta sacaadadiin ee gobolka salal ayaa waxa magaalda saylac la soo gaadhsiiyey dhimadasha halkii askari eek u geeriyoodey dagaalkaasi kaasi oo isla maanta la aasay iyo sido kale dhaawacyada labadii askari ee ku dhaawacmay dhacdadaasi kuwaasi oo iyaguna ka warbixiyey sida ay wax u dhaceen.

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeysa/office

COMMENTS
Latest News