Hangoolnews.com
Afhayeenka Madaxtooyada Oo Ka Warbixiyey Safar Uu Madaxwayne Siilaanyo Maanta Ugu Baxayo Dalka Dibadiisa
March 14, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-Afhayeenka madaxwanaha Somaliland ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in saacadaha soo socda uu madaxwaynaha Somaliland dalka dibadiisa ugu bixi doono safar gaar ahaan dalalka carabta afhayeenka ayaa sidoo kale xaqiijiyey in waftiga madaxwaynaha ay ku wehelin doonaan qaar ka mid ah golaha xukumadiisa.

Halkan ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News