Hangoolnews.com
Wasiir Xaglo Toosiye Oo Ka Hadlay Dhaqdhaqaaqa Colaadeed Ee Kasoo Cusboonaadey Deeganada Buuhoodle Iyo Ceegaag Farina U Direy Cali Khaliif
March 12, 2016 - Written by Hangool News

Buuhoodle(Hangoolnews)Wasiirka caafimaadka Somaliland oo ku sugan magaalada buuhoodle ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqa dagaal ee maalmahii ugu danbeeyey kasoo cusboonaadey deeganada bariga Somaliland gaar ahaan gobolka sool,

Wasiirka oo ay wehelinayaan maamulka gobolkaasi ayaa waxa ay fariin digniin ah u direen Cali Khaliif Galaydh oo geenadasi ka wada hawlo ku saabsan dhaqdhaqaaq dagaal iyada oo maalmahii ugu danbeeyey u magaaladaasi buuhoodle kusoo bandhigay cali Khaliif gaadiid ciidan oo ay soo gaadhsiiyeen dawlada Somaliya iyada oo dhinaca kale ay deeganada Buuhoodle iyo Ceegaag ay ku sugan yihiin afar xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada barlamaanka Somaliya

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

COMMENTS
Latest News