Hangoolnews.com
“Habeen Hore ayaan Riyooday oo Waxaa Fariin ii Soo Dhiibay Marxuun Cigaal Cali Aareeye”
March 12, 2016 - Written by Hangool News

Xildhibaan cali sheesh aareeye ayaa isagoo la hadlaya dadwaynaha ku dhaqan barbara u sheeagay in uu riyooday waxaanu yidhi “Xalay waan riyooday waxaanan ku riyooday  marxuun cigaal waxaanu igu yidhi caliyoow barbara iyom sheekh ha is diiwaan galiyaan

Ildhibaan Aareye

Ildhibaan Aareye

waxaad kaloo u sheegtaa ummadda ayuu marxuunku igu yidhi in haddaba dowlada daka ka jirtaa haddii ay dulmi samayso ay faqash tahay .

COMMENTS
Latest News