Hangoolnews.com
War Deg-Deg Ah Gudoomiyana Xisbiga Waddani Oo Magacaabey Bedelka Booskii Uu Baneeyey Boobe Yusuf Ducaale Ee Xoghayaha Warfaafinta
March 10, 2016 - Written by Hangool News

(Hangoolnews)gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro ayaa magacaabey xogahaya warfaafinta xisbiga waddani, Jagadaasi oo uu hore u baneeyey Boobe yuusuf Ducaale oo dhawaan iska casiley xilka iyo xubinimada xisbigaasi waddani,

Waxaana gudoomiyaha xisbiga waddani uu buuxinta jagadaasi u magacaabey C/rashiid Xasan Mataan oo dhawaan kusoo biirey xisbiga waddani

Halkan Ka Aqriso Warsaxaxaafadeed Lagu Soo Magacaabey

photo File Warsaxaafadeed

photo File Warsaxaafadeed

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News