Hangoolnews.com
Daawo Maleeshiyada Khaatumo Oo Soo Bandhigey Saanad Milatari Oo Ay Siisey Somaliya Iyo Diyaar Garow Ay Ugu Jiraan Dagaal Ay La Galaan Somaliland
March 10, 2016 - Written by Hangool News

Buuhoodle(Hangoolnews)Magaalada buuhoodle ayaa waxa maanta si wayn looga dareemayaa u diyaar garow dagaal oo ay wadaan  kooxda nabadiidka ah ee khaatumo ,

Dhaqdhaqaaqa maamulka ayaa ka danbaysay kadib markii ay maalmahii lasoo dhaafay ay magaalada buuhoodle soo gaadheen xildhibaano soo waaridey hub ay dawlada xassan sheekha somaliya ugu soo dhiibtey maamulka taagta daran ee Cali Khaliif oo isagu hor kaca kooxdan nabad galyo darada ka wada deegaanada bariga Somaliland,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews/hargeisa/office

COMMENTS
Latest News