Hangoolnews.com
Dadwaynaha Ku Dhaqan Degmada Sheekh oo Si Balaadhan u soo Dhaweeyey Waftigii uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani
March 9, 2016 - Written by Hangool News

Sheekh(Hangoolnews)Dadwaynaha ku dhaqan degmada sheekh ee gobolka Saaxil ayaa si diiran u soo dhaweeyey wafti balaadhan oo uu hogaaminayey gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro iyo sidoo kale masuuuliyiin kale oo uu hor kacaayo waxaana dadwaynaha degmadaasi ay ksuoo dhaweeyeen roog cas caleemo qoyan iyaga oo sidoo kale ku dhawaaqayay erayo ay ku cabirayeen dareenkooda ku aadan taageerada ay u hayaan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Photo File Soo Dhawaynta Degmada Sheekh

Hangoolnews.com
Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News