Hangoolnews.com
“Waxaanu Diyaar U Nahay Waddani Ahaan In Waxii Go,Aan Ah Ee Komishanka Kasoo Baxa In Aanu Sideeda U Qaadan Doono,”Axmed Muumin Seed
March 8, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews)Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa manta iskugu yeedhay asxaabta xisbiyada qaranka Somaliland iyada oo ujeedka la iskugu yeedhay ay ka danbaysay ka dib markii uu gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali Waraabe ka gudbiyey dacwad ka dhan ah labada xisbi qaran ee waddani iyo kulmiye.

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News