Hangoolnews.com
Wariye lagu xidhey magaalada burco
March 8, 2016 - Written by Hangool News

Hargeysa(Hangoolnews) Ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa goordhawayd xabsiga u taxaabay wariye Axmed Muuse Sakaaro oo kamida wariyayaasha gobolka togdheer.

Wariye sakaaro

Wariye sakaaro

Waxaana xadhiga wariyahan uu ka danbeeyey kadib markii uu dhawaan ka hadlay wariyuhu maxkamada gobolka togdheer oo u  xukuntay 7 eedeysane oo wariyaha jidh dil iyo dhaawacyo u gaystay isla markaana ay maxkamadu dib ugu soo celisay xoriyadoodii eedaysanayaashaa ayna sheegeen in loo iibiyay xadhiga, waa siday ay noo sheegeen ilo ka agdhawaa wariyaha markii la xidhayay, waxaana la sheegay inuu saaka markii uu tagay wariyuhu maxkamada la xidhay.

Wali Cadda sababta rasmiga ah ee ka danbaysa xadhiga wariyaha.

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News