Hangoolnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Xil Cusub Magacaabey
March 8, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews) gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye muuse biixi cabdi warsaxaafadeed uu soo saarey waxa uu ku magacaabey xil,

Wareegtadan kasoo baxday xafiiska xisbiga kulmiye ayaa waxa lagu magacaabey afhayeenka xisbigaasi iyada oo loo magacaabey siyaasi xassan Maxamed cali(Gaafaadhi)

Waxaanu gudoomiyaha xisbiga kulmiye ku yidhi magacaabistani laga bilaabo taariikhda maanta oo ah 8 march 2016 in uu ahaado afhayeenka xisbiga kulmiye, waxaanan illaahay uga rajaynayaa in uu  ku garab galo xilkaasi,

photo file Calanka kulmiye

photo file Calanka kulmiye

Alla mahad leh

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye

Muuse Biixi cabdi

 

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News