Hangoolnews.com
Xildhiiban Katirsan Golah Guurtida Oo Jawaab Ka Kulul Bixiyay Hadal Ka Soo Jeedhay Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal
March 7, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnew)Xildhibaan ka mid ah xildhibaanada golaha guurtida ee Somaliland waxa uu si kulul uga jawaabay hadalo maalintii shalay ahaa kasoo yeedhay suldaanka guud ee beelaha subeer Awal Suldaan Xasan waxaanu ugu baaqay in uu ka digtoonaado in uu sameeyo suldaanka hadalo kicinaaya bulshada somaliland,

Geesta kale waxa uu xildhibaanku sheegay in aanu suldaan Xassan kalidii ku hadli Karin magaca Beelaha Sacad Muuse.

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

COMMENTS
Latest News