Hangoolnews.com
Roobab Ka Curtey Deeganada Abaarahu Saameeyeen Ee Gabolka Gabiley
March 7, 2016 - Written by Hangool News
Photo file roobabka curtey

Photo file roobabka curtey

Gabiley(Hangoolnew) roobab lagu diirsaday ayaa manta ka curtey deegaanada Galbeedka Somaliland qaarkood kuwaasi oo ahaa meelaha ay sida ba,an u hayeen abaaro baahsan oo soo foodsaarey dadka deegaanadaasi,

Roobabkan oo ka curtey manta deegaanada gobolka Gabiley ayaa waxa sida wararku nagu soo gaadhayaan ay sheegayaan in uu ka da,ey roobkaasi lagu diirsadey deeganada gabiley,arabsiyo,kalabaydh iyo sidoo kale deegaanada waqooyi ee hoos yimaada gobolka Gabiley.

Photo File Roob gbailey

Photo File Roob gbailey

Hangoolnews.com

Berbera/office

COMMENTS
Latest News