Hangoolnews.com
Mashaariicdda Wasiirka Madaxtooyadu Qalinka Ku Maroorrsadey Mudadii Uu Hayay Xilka Wasaaradda Duullista Iyo Hawada Somaliland
March 7, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews/Staff

Heshiisyada dadban ee ku dhisan Qof jeclaysiga,

Kirada Gaadiidka Madaarka gala iyo cida ay ku shuraakada yihiin,

Sababta ka danbaysay in uu Baankii Madaarka  ka Raro,

Tirada baabuurta yar yar ee raaxadda iyo shakhsiyaadka uu siiyey iyo cidii laga iibiyey,

Cashuurta laga qaado gaadiidka gala Parkingka(Meesha la dhigo baabuurta) Madaarka iyo sixirka lacagtaa shakhsi ahaan u dulsaaran Maxamuud Xaashi Cabdi.

Photo File Wasiir Maxamuud xaashi

Photo File Wasiir Maxamuud xaashi

Waa warbixin dheer oo ay hawl wadeenada Shabakada Wararka Hangoolnews Dabagal ku samaysay iyada oo Dhawaan Si hufnaan ah idiinku soo Gudbin doonta Warbixino ku saabsan arimahaasi aan kor kusoo xusney iyo Waliba xogo dheeraad ah.

Hangoolnews/Staff

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News