Hangoolnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Ku Dhaliilay Sida Ay Uga Hawl Agalaan Arimaha Diwaan Galinta Oo U Ku Sheegay Ollale
March 7, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnew)Hogaamiyaha Xisbiga mucaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Maanta warbahainta kula hadalay magalada hargeysa ayaa ugu baaqay hogamiyaayaasha xisbiyada Kulmiye iyo Waddani inay joojiyaan olalaha ay ka bilaabayaan gobolka saaxil.

Dhinaca kale waxa uu gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee ucid u ku amaanay gudiga dorashooyinka qaranka Somaliland sidii ay ugu hawl galaan arimaha diwaan galinta codbixiyayaasha isaga oo dhinaca kale faysal Cali Waraabe xukumada Somaliland ku eedeeyey in ay Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ku daawanayso hantidii umada oo uu sheegay waa sida uu hadalka u dhigaye in uu ku ulalaaynayo hantidii umada,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

COMMENTS
Latest News