Hangoolnews.com
Deg Deg Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Beledwayne
March 7, 2016 - Written by Hangool News

Beledwayn(Hangoolnew) qarax xoogan ayaa goor dhawayd lala eegtay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledwayn ee dalka somaliya.

Qaraxan oo ahaa mid loo adeesaday Laptop ayaa waxa inta la ogyahay ku dhintey afar ruux oo iskugu jira shacab iyo sidoo kale qaar ka mid ah astarta nabad ilaalinta u jooga dalkaasi  gaar ahaa kuwa dawlada jabuuti,

photo File beledwayne City

photo File beledwayne City

Wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya qaraxaasi ayaa sheegaya sidoo kale dhaawaca dadwayne kale ii tiro badan ilaa iyo haatan wali lama shaacin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi lala eegtay afaafka hore ee garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledwayne

Kala Soco Hangoolnews waxii kaso kordha qaraxaasi

 

Hangoolnews.com

Berbera/office

COMMENTS
Latest News