Hangoolnews.com
Mujaahid Faarax Gacan Oo Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Ku Amaanay Doorka Nabadaynta Dhacdadii Gobolka Saaxil Xisbiga Waddanina Ku Eedeeyey Kicin Bulsheed
March 6, 2016 - Written by Hangool News

Burco(Hangoolnews) mujaahida faarax gacan ayaa ka hadlay dilkii taliyihi ciidanka booliska ee gobolka saaxil isaga oo dhambaal tacsi ah u direy ehelkii qarabadii iyo shacabka somaliland ee uu ka baxay marxuum C/risaaq yusuf Caseyr,

Geesta kale waxa uu mujaahidku xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ku amaanay doorka nabadaynta ee ay ka qaateen dhex dhexaadinta nabadaynta beelaha walaalaha ah dhinaca kale waxa uu xisbiga Waddani ku eedeyey kicinta bulshada xili uu gudoomiye cirro ku taliyey in si dhekhso ah loogu furo isgaadhsiinta oo xiligaasi loo xanibey arimo amaan darteed,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.Com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News