Hangoolnews.com
Masuul Sare oo Iska Casilay Xilkii uu Ka Hayay Xisbiga Ucid
March 6, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews) Naasir ismaacil Bedel oo Ka Tirsan Hogaanka sare Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Ayaa Maanta Si Rasmi ah Uu shaciyay Inuu Gabi ahaanba Iska Casilay Xubinimadii Iyo hawlihii uu ka hayay xisbiga Ucid.

Sidoo kalena Nasir Ismaaciil Bedel waxa uu daboolka ka qaaday inay wali jiraan khilaafyo huursan oo ka dhexeeya masuuliyiinta xisbiga ucid.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News