Hangoolnews.com
Wasiir Cukuse Oo Furay Kulan Ku Saabsan Midaynta Qorshaha Ka Hortaga Cudurada Xoolaha
March 5, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnew)Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland C/laahi maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu manta magaalada hargeisa ka furey kulan lagaga hadlayay sidii looga hor tagi lahaa cudurada kala duwan eek u dhaca xoolaha kulankan oo ahaa mid ay kasoo qayb galeen  sagaal wadan oo ka mid ah Africa ayaa waxa uu wasiir cakuse furitaankii shirkaasi ka jeediyey khudbad uu ku furayay kulankaasi,

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News