Hangoolnews.com
War Deg Deg Wadahadalo Toos Ah Oo U Bilaabmay Isbaysiga Kulmiye Iyo Xisbiga Waddani
March 5, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews)maalmihii u danbeeyay waxa laysla dhexmaraayay wararka sheegaya in way wadahadal u socdo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo siyaasiyiinta isbahaysiga isbedel doonka xisbiga kulmiye hadaba waxa  saakaa si toos ah uga furmay hotel ambastoor ee magaalada hargeysa wadahadal   udhaxeeye labadan dhinac ee xisbiga mucaaridka ah ee   WADDANI iyo  garabka isbahaysiga isbedel doonka ee xisbiga kulmiye  wadahadalkan maanta bilaabmay  ayaa la ogayn inta uu socon doono.

Photo File isbaysiga kulmiye

Photo File isbaysiga kulmiye

Source Somaliland live

COMMENTS
Latest News